Inkabadan 55 arday oo fursado waxbarasho ka helay iskuulka Al-Ahli ee Baladweyne.

0
114

Baladweyne ( Radio Beerlula )-In ka badan 57 araday ayaa fursado waxbarsho oo lacag la.aan ah ka helay iskuulka hoose iyo dhaxe ee al ahli ee magalada Baladweyne

Ardayda helay fursadaha waxbarsho ayaa iskugu jiro danyar iyo agoon aan awoodin in ay iska bixiyaan qarashadka waxbarshada

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.