Inkabadan 72 arday oo ka qalin jibiyay jaamacada Aadan Cade ee magaalada Muqdisho

0
170

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday dhameysatay heerka koowaad ee jaamacadda. isla markaana bartay injineerinka iyo medical laab kuwaasoo ka baxay jaamacada Aadan-Cade waxana ka qeyb galay munaasabadda maamulka Jaamacada Masuuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda walidiin iyo bahda ,waxbarashada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here