Inkabadan 800 oo qoys oo deeq raashiin ah loogu qaybiyay degmada Cabdicasiis ee gobalka Banaadir.

0
80

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka iyo Hay’adda Boqor Salmaan ayaa deeq raashiin ah gaarsiisay inkbadan 800 Qoys kuwaaas oo ku nool degmada Cabdicasiis ee gobalka banaadir.

Deeqdaan oo isugu jirtay qaybaha kala duwan ee raashiinka sida Bariis Bur saliid sokor iyo timir kuwaas oo loogu talo galay in ay ku afuraan dadka ku nool degmada maadama lagu gudo jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.