Isbadalka ku yimid biyaha webiga shabeelle oo sameyn ku yeelatay barakacayasha Baladweyne.

0
187

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Barakacyaashaan oo ku nool kaamka If iyo aakhiro oo ku yaalo Xaafada Buundoweyn ayaa waxaa saameeyn xoogan ku yeelatay isbadal ku yimid Dhadhankaa Biyahah Wabiga Shabelle kuwaasi oo ku tiirsan cabistiisa.

Barakacyaashaan ayaa waxa ay isugu jiraan Haween , Caruur iyo Odayaal islamarkaana aan awoodin in ay iibsadaan Biyaha Sifeeysan.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here