Isbitaal Cusub oo laga daah furay Magaalada Garoowe.

0
76

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Isbitalka Bukaan Bile ayaa laga daaf furay magaalada Garowe kaas oo ay bulshada baahi weyn u qabeen kaana shaqeyn doono bahiyaha bulshada ku nool maagalada Garowe

isbitaalkan ayaa bulshada u qaban doono daweyna cudurada ku dhaxo timaha cijiyaha iyo kuwa kale oo badan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.