Isbitaal cusub oo laga daah furay magaalada Muqdisho

0
147

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa laga daah furay isbitaal cusub oo lagu daaweyn doono cudurada kala duwan sida Sokoroowga, kaasoo lagu magacaabo London Fertility Center, waxana furitaanka isbitaalkan ka qeyb galay bahda caafimaadka, dhaqaatiirta, maamulka isbitaalka iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen