Isbitaal Cusub oo laga hirgeliyay magaalada Baladweyne oo xariga laga jaray

0
293

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka isbitaalka Iliyiin iyo Duqa Magalada Baladweyne Nadar Tabaax Maalin ayaa si wada jir ah u xarig jaray isbitaalka iliyiin oo dhowaan laga hirgaliyay Magaalada Baladweyne.

Xarig jarka xarunta Caafimaad ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka isbitaalka Duqa magaalada Baladweyne,Bahda waxbarshada, Ganacsato,Aqoonyahano, Bahda dhaqtiirta, Gobolka iyo martisharaf kala duwan.

waxa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here