isbitaal Cusub oo laga hirgeliyay magaalada Baydhabo

0
168

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Caafimaadka Koonfur Galbeed ayaa maanta xarigga ka jaray isbitaal cusub oo lagu soo kordhiyay degmada Baydhabo.

Munaasabada dhagaxdhiga waxaa goobjoog ka ahaa wasiiro ka tirsan Koofurgalbeed maamulka degamada iyo dhaqaatiir.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here