Baladweyne ( Radio Beerlula )-Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa lagu qabtay Munaasabad xarig looga jarayay Isbitaal Cusub oo lagu magacaabo maka kaasi oo dhowaan laga hirgeliyay Degmadaaasi.
Waxana ka qeyb galay munsabada xariga looga jarayay maamulka degmada bahda cafimaadka wax garad aqoon yahano iyo qeybaha kala duwan ee bulashada.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


