Isbitaal si bilaash ah loogu adeegi doono hooyada iyo dhalaanka oo laga hirgeliyay degmada Cadaado

0
163

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa xariga kajaray Isbitaalka Karaama oo si bilssha ah dadka ku siin doona adeegyo Caafimaad.

Munaasabada xarigjarka ayaa waxaa kasoo qeybgalay Dhaqaatiir, Madaxda Ururada bulshada iyo mudan kale oo lagu casuumay.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here