Isbitaalka al-xayaat ee magaalada boorama oo wada qaliimo indha fiiqis lacag la,aan ah

0
192

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Masuuliyiinka katirsan Hay’adda Amoud Foundation oo hogaaminayo xiriiriyaha hey’ada ee geeska afrika pro axmad cabdi ismanciil ayaa kormeeray isbitaalka al-xayaat ee magaalada boorama oo ay kasocoto qaliino caafimaad oo bilaash ah oo ay maal gilisay Hay’adda Amoud Foundation loona sameynayo dadka danyarta ah ee aan awoowin in ay iska bixiyaan lacagaha qaliinka ee ku dhaqan boorama iyo nawaaxigeeda .

Warbixintan waxa noo haya Aadan Cabdi Axmed