Isbitaalka Damal ee magaalada Carmo oo xariga laga Jaray.

0
155

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degmada Carmo Iyo kan Isbitaalka Damal ayaa si wada jir ah Xariga uga jaray Xarunta Caafimaadka ee Damal Hospital kaasoo laga hirgiliyay degmada Carmo.

Isbitaalkan ayaa dabooli doonaa baahida dhanka Caafimaadka ee degmada Carmo oo xiliga xagagaha ay u soo guuran dadka degan Magaalada Boosaaso iyo deegannada hoos yimada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.