Isbitaalka deegaanka Dacar-buruq oo lagu wareejiyay qalab caafimaad

0
54

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Qalab caafimaad oo kala duwan ayaa la gaarsiiyay isbitaalka deeganka Dacarburuq ee Soomaliland.

Qalabkan ayaa lacagtiisa waxaa bixiyay qurba joogta kasoo jeeda deegaanka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.