Isbitaalka Deegaanka Docol ee gobolka Mudug oo dib loo furay

0
187

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dowlada hoose ee magaalada Gaalkayo oo kaa shaneeysa bulshada deegaanka Docol oo qiyaastii 40 KM u jirta degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa ku guuleeystay in dib loo furo isbitaalka deegaanka Docol .

Isbitaalkan ayaa mudo 7 sano ah u xernaa sababa la xiriira dawo la-aan iyadoo bulshada deegaankaasi ay adeegyadooda caafimaad u aadi jireen degmada Gaalkacyo.

Warbixintan waxa noo haysa Xaawo Aadan Xuseen.