Isbitaalka degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan oo lagu wareejiyay qalab caafimaad.

0
645

Baladweyne(Radio Beerlula)- Hay’ada Aleena oo gacan ka helyeso  qaar kamid ah qurba joogta kasoo jeeda gobolka Hiiraan ayaa qalab  caafimaad ku wareejisay isbitaalka guud ee degmada Maxaas.

Munaasabada qalabkan lagu wareejinayay ayaa waxaa ka qeyb galay , odayaasha dhaqanka  degmada Maxaas, dhaqaatiirta isbitaalka iyo qaar ka mid ah qeybaha kala duwan ee bulshada.

Dr Cabdulahi Sabriye Guure oo kamid ah dhaqaatirta ka howlgala isbitalka degmada Maxaas  ayaa ka waramaya qeybaha uu ka kooban yahay qalabkan.

Qaar kamid ah nabadoonada  iyo doyasha dagmada maxaas ayaa ka mahad celiyay deeqada lagaarsiyay isbitalka.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here