Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dalladda Dhallinyarada SONYO ee maamulka Soomaliland ayaa magaalada Hargaysa ku qabatay Tababar la xiriira ka qayb galka siyaasadda iyo hoggaaminta ee dhallinyarda.
Tababarkaan ayaa waxaa ka qeybgalay Gudoomiyaha Dhallinyarada SONYO , Dhallinyaro iyo mas’uuliyiin kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.


