Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Maamulka Somaliland Dr Xusseen Bashiir Xirsi ayaa xariga ka jaray isbitaalka degmada qorilugud ee Gobalka Togdheer.
Isbitaalka oo dib u dayac tir iyo balaarin lagu sameeyay ayaa munaasabadda xariga looga jarayay waxaa goob joog ahaa wasiiro ka tirsan maamulka Somaliland,agaasimiyaal iyo maamulka Gobalka degmada qorilugud.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.
Audio Player