Isbitaalka Dhimirka magaalada Baydhabo oo la gaarsiiyay deeq kala duwan

0
102

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ururka Haweenka Hiil haween oo ay ku mideysanyihiin haweenka gobolka baay ayaa manta deeq kala duwan gaarsiiyey Isbitaaka Dhimirka ee magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay.

deeqdan oo ay iska soo aruuriyeen uurka haweenka hiil hawen ayaa ka kobneyd raashiin iyo joodariyaal ay ku seexdaan dada dhimirka ka xanuunsan ee ku jira isbitalka dhimirka magalada beydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed