Isbitaalka guud ee deegaanka Jiracle ee gobalka Hiiran oo la gaarsiiyay qalab Caafimaad

0
135

Baladweyne (Radio Beerlula)-Isbitaalka Guud ee Deegaanka Jiracle oo hoose tago dagmada matabaan ee gobalka Hiiran ayaa qalab Caafimaad la gaarsiiyey

qalabkaan isbitaalka la gaarsiiyay waxaa bixiyay lacagta lagu iibiyay qurba joogta reer Hiiraan iyo dadka Deegaankaaasi

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.