Isbitaalka guud ee magaalada Goldogob oo la daahfuray

0
92

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka wasaradda Caafimaadka maamulka putadaland oo ay weheliyaan masuuliyiin kale
ayaa si rasmi ah u daah furay Isbitaalka Guud ee magaalada Galdogob oo qalabeen iyo dibu dhis lagu sameeyey.

Munsabada furtaanka Isbitaalka Guud ee magaalada Galdogob ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka degmada wax garad odyaasha dhaqanka iyo haay,aado heer calmi ah ee daneyo arimaha cafimaadka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here