Isbitaalka guud ee magaalada Laascaanod oo la dhagax dhigay

0
68

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hogaamiyaha maamulka ku meelgaarka ah ee SSC-Khaatuma Axmad Cali fardhiye ayaa magaalada Laascaanod ee xarunta gobolka sool ka dhagax dhigay dhismaha Isbitaalka magaaladaasi.

Mashuuraca dhismaha isbitaalka magaalada Laascaanod ayaa waxaa iska ka shanaayo dowladda dhaxe ee Soomaaliya iyo maamulka ku meelgaarka ah ee SSC-Khaatuma.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq