Isbitaalka I.M.C ee magaalada Jowhar oo la gaarsiiyay deeq dawo ah.

0
51

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka Magaalada Jowhar ayaa dawooyinka loogu tala-galay xanuunada ka dhasha fatahaadaha Wabiga ku wareejiyay maamulka Isbitaalka I.M.C ee magaalada Jowhar.

madasha lagu wareejinayey dawooyinka waxa goob joog ka ahaa duqa magaalada Jowhar Maxamuud Xassan Bariise iyo maamulka Isbitaalka I.M.C ee magaalada Jowhar.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.