Isbitaalka laga dhagax dhigay degaanka Luglow ee duleedka magaalada Kismaayo

0
183

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaaradda Howlaha Guud iyo guryeenta maamulka Jubbaland Cabdiwaaxid Axmed Cismaan ciil ayaa dhagax dhigay dhismaha isbitaal laga hirgelinaayo deegaanka luglow ee Duleedka magaalada Kismaayo.

Munaasabadda dhagax dhiga ayaa waxaa goob joog ahaa wasiiro ka tirsan maamulka Jubbaland,Gudoomiyaha Hay’adda qaxootika iyo Barakacayaasha Jubbaland iyo masuuliyiin ka tirsan Hay’adda GIFT of the Givers oo dhiseeyso Isbitaalka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here