Isbitaalka magaalada Oodweyne oo la gaarsiiyay agab caafimaad

0
199

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Soomaliland Dr. Axmed Maxamuud Jaamac,ayaa qalab caafimaad ku wareejiay cisbtiaalka guud ee magaalada Oodweyne.

Munaasabada wareejinta agabkan waxaa goobjoog ahaa maamulka isbitaalka waxgarad iyo dhaqaatiir.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here