Isbitaalka Marwo oo tababar u qabtay qaar ka mid ah haweenka Muqdisho

0
134

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Isbitaalka Marwo ayaa tababar u qabatay qaar ka mid ah haweenka kunool magaalada Muqdisho tababarkaasi oo kusaabsanaa sidii aay uku gudbi laahaayeen caqabada soo gaara hooyooyinka uurka leh xiliga aay kujiraan dhalmada

Waxaa ka qeybgalay tababarka maamulka isbitaalka Marwo iyo qaar kamid ah Haweenka kunool magaalada Muqdisho.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here