Baledweyne ( Radio Beerlula )-Isbitaalka siha geat ee Baladweyne ayaa bilaabay diiwaan gelinta hooyooyinka u baahan ineey ka faa-ideystaan olole bilaash ah oo qaliimo lacag la aan ah loogu sameynayo hooyinka qaba isku furanka .
Ololahan ayaa soco dooona mudo bil ah iyadoo la bilaabi doono 20 ka bishaan.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.


