Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dowlada Hoose ee degamada Hargeysa ayaa olole nadaafadeed kasameysay isbitaalka weyn ee hargeysa.
Ololahan ayaaa ahaa mid kor loogu qaaadayay bilicda isbitaalka.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.
Audio Player