iskaashatada beeraha ee Gaalkacyo oo lagu wareejiyay gaadiid iyo abuur

0
93

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Beeraha maamulka Galmudug ayaa guddiga iskaashatada beeraleyda ee ku nool magaalada Gaalkacyo ee gobolka mudug ku wareejisay laba cagaf iyo abuurka beeraha oo loogu talagalay tacbashada beeraha.

Wareejinta cagafataan ayaa waxaa goob joog ka ahay maamulka gobolka masuuliyiinta Wasaaradda beeraha iskaashtooyinka gobolka iyo marti sharaf kale

waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here