Isku aadka 12 kooxood oo ka qeyb galaya tartanka horumarinta isboortiga Baladweyne oo la shaaciyay.

0
189

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoonka kubadda cagta Degmada Baladweyne ayaa sameey qori tuurka isku aadka tartan loogu talagalay in lagu horumariyo xirfadaha iyo isdhexgalka Dhallinyarada Magaalada Baladweyne.

Tartankaan ayaa waxaa ka qeybgalay 12 kooxood oo heerka koowaad kuwaas oo ka dhisan magaalada.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here