Isku aadka afar dhamaadka tartanka is dhax galka Baladweyne oo lagu dhawaaqay

0
307

Baladweyne(Radio Beerlula)-Gudooomiyaha xirirka kubadda cagta degmada Baladweyne Dr Abshir Xaashi Weheliye ayaa radio Beerlula u sheegay in heer gabo gabo ah uu marayo tartanka isdhaxgalka afarta xaafadood ee magaalada Baladweyne islamarkana ay isku soo hareen afar kooxood.

Abshir Xaashi Weheliye ayaa sheegay in la sameeyay isku aadka afarta kooxood ee tartanka iskugu soo haray tartanka is dhaxgalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here