Isku aadka kooxaha iskugu soo haray tartanka Faarax Gubadle oo la shaaciyay

0
318
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Isku aadka kooxaha iskugu soo haray tartanka Faarax Gubadley ee magaalada Baladweyne oo lagu dhawaaqay.

Rugsan Holac Arbaco 21/8/2019
Gaadiidka Gana Khamiis 22/8/2019
Iftin Al-ahli Jimco 23/8/2019
Dayax waabari Sabti 24/8/2019

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here