Isku Aadka kulamada heerka group-yada ee koobka Janaral Daa’uud 2019 oo la soo saaray

0
313

Baladweyne(Radio Beerlula)-Isku Aadka kulamada heerka group-yada ee koobka Janaral Daa’uud 2019 oo la soo saaray.

Sida caadiga ah waxaa tartankan ka qeyb galaya ilaa iyo 16 kooxood ee isugu jira heerka koowaad iyo heerka labaad, iyadoo koobka kooxdan difaacaneysa ay tahay Mogadishu City Club, kaddib markii ay sannadkii lasoo dhaafay kaga guuleysatay naadiga Horseed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here