Isku aadka siddeed dhammaadka Copa del Rey oo la sameeyey

0
356

Baladweyne(Radio Beerlula)- Waxaa la sameeyey isku aadka wareegga siddeeda ee Copa del Rey, iyadoo kooxaha Real Madrid iyo Barcelona lagu kala beegay Real Sociedad iyo Athletic Club.

Real Madrid ayaa soo dhoweyn doonta Real Sociedad waxaana ay ku qaabili doontaa garoonka Santiago Bernabeu, kulankaas oo uu Martin Odegaard dib ugu soo laaban dono garoonka kooxda milkiyadiisa iska leh ee Los Blancos.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here