Isku aadka tartanka Horumarinta ciyaaraha Baladweyne oo lagu dhawaaqay

0
286

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddoomiyaha olombikadda gobolka Hiiraan Cali Maxamed Cabdi ayaa soo saaray isku aadka kooxaha ka qeyb galaya tartanka horumarinta ciyaaraha degmada Baladweyne kaasoo maalinta sabtida lagu wado in  si rasmi ah looga daah furo garoonka Shantarka ee ku yaalo xaafada Kooshiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here