Baladweyne (Radio Beerlula)-Munaasabadan oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa lagu shaacinyay isku aadka tartanka kubadda cagta maamul goboleedyada dalka.
Munaasabada waxaa goobjoog ahaa wasiiro Xildhibaano madaxda xiriirka Soomaliya dadka ehelka u ah sportska iyo maamulka gobolka Banaadir.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan