Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ayaa lagu qabtay munaasabadaan oo qori tuur loogu sameeynayay kooxaha matalaya qaar kamid ah macalimiinta wax ka dhiga iskuulada magaalada.
Tartankan ayaa waxaa ka qeybgalaya 10 kooxood waxaana uu bilaaba doona maalinta Khamiista
Warkan waxa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


