Baladweyne ( Radio Beerlula)- Guddiga tartanka ganacsatada magaalada Baladweyne ayaa shaaciyay isku aadka kooxaha ka soo gudbay wareegii hore ee tartanka.
Tartankan oo ay ka qeyb galayeen 16 kooxood ayaa waxaa wareega hore ku haray 8 kooxood halka ay soo gudbeen 8 kooxood.
Kooxaha ayaa sidan iskugu aaday.
Hiiraan waste Management Center Vs Goodir Mall.
Sehha Gate Vs Alpha Portrait.
Najax Construction Vs Darasalam.
Jobkey University Vs Ikhlaas Hospital.


