isku aadka wajiga labaad ee tartanka horumarinta ciyaaraha Baladweyne oo la soo saaray.

0
355

Baladweyne(Radio Beerlula)- Gudomiyaha Xiriirka Kubada Cagta degmada Baladweyne  ayaa ku dhawaaay isku aadka wajiga labaad   kooxaha ka qeyb galaya tartanka horumarinta Ciyaaraha degmada Baladweyne kadib markii wajiga koowaad ee tartankan lagu soo gabagabeeyay kooxaha Buundo weyn B iyo Xaawo Taako B .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here