Isku Aadka Wareega 8 Dhamaadka FA Cup-ka Oo La Sameeyay.

0
132

Baladweyne (Radio Beerlula)-Waxa si Rasmi ah loo soo saaray isku aadka wareega 8 dhamaadka ee tartanka FA Cup-ka xilli ciyaareedkan.

Kooxaha reer Manchester ee United iyo City ayaa ah kooxaha waaweyn ee tartanka ku hadhay wareegan.

Labada kooxood ayaa kala badbaaday in ay isku aadaan iyaga oo ku kala saaray laba kooxood oo kale.

Man City ayaa la ciyaari doonta kooxda Burnley ee uu hogaamiyo kabtankoodii hore ee Kompany.

Dhinaca kale Man United ayaa la ciyaari doonta kooxda ay ka ciyaarta premier League ee Fulham.

Kulamada 8 dhamaadka FA Cup-ka ayaa la ciyaari doonaa 18 iyo 19 bisha March ee haatan lagu jiro.

Halkan Hoose Kaga Bogo isku aadka oo dhamaystiran:

Man City vs Burnley

Man Utd vs Fulham

Brighton vs Grimsby

Sheffield Utd vs Blackburn