Isku Aadka Wareega Group-yada Champions League Oo Soo Saaray – Man United Iyo Bayern Oo Qoorta La Isku Geliyay

0
242

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Isku aadka wareega group-yada Champions League ayaa la soo saaray iyadoo ay ka soo baxeen kulamo xiiso badan.

Group A ayaa durba waxaa ka soo baxay kulan adag oo dhexmari doonaa kooxda Bundesliga ka ciyaarta ee Bayern Munich iyo kooxda Ingariiska ee Manchester United. Waxaa kula wehliya FC Copenhagen iyo Galatasaray.

Arsenal oo sannado badan ka dib ku soo laabatay Champions league waxay Group B kula jiraan kooxaha Sevilla, PSV Eindhoven iyo RC Lens

Napoli iyo Real Madrid ayaa iyagana isku arki doona Group C oo ay sidoo kale ku jiraan Braga iyo Union Berlin halka kooxda difaacaneysa koobka ee Manchester City ay ku jirto Group G oo ay kula wehliyaan RB Leipzig, Red Star Belgrade iyo Young Boys.

Group F ayaa isna ah mid xiiso badan iyadoo ay kuwada jiraan Paris Saint-Germain, Borussia Dortmund iyo AC Milan oo ay ku wehliso Newcstle United.

FC Barcelona waxay Group H kula jirtaa FC Porto, Shakhtar Donetsk iyo Royal Antwerp.

Isku Aadka Oo Dhameystiran:

GROUP A

Bayern Munich

Man United

FC Copenhagen

Galatasaray

GROUP B

Sevilla

Arsenal

PSV Eindhoven

RC Lens

GROUP C

Napoli

Real Madrid

FC Braga

Union Berlin

GROUP D

Benfica

Inter Milan

Salzburg

Real Sociedad

GROUP E

Feyenoord

Atletico Madrid

Lazio

Celtic

GROUP F

Paris Saint-Germain

Borussia Dortmund

AC Milan

Newcastle United

GROUP G

Manchester City

RB Leipzig

Red Star Belgrade

Young Boys

GROUP H

Barcelona

Porto

Shakhtar Donetsk

Royal Antwerp