Isku Aadka Wareega Saddeexaad Ee Carabao Cup Oo Lasoo Saaray

0
128

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Waxaa la sameeyay isku aadka wareega saddexaad ee Carabao Cup, kaddib guushii lama filaanka ahayd ee Grimsby Town ay ka gaartay Manchester United.

Wareegan ayaa lagu soo daray kooxaha waaweyn ee Premier League, iyadoo tartanka uu si rasmi ah u noqday mid xiiso badan. Habeenkii Talaadada, kooxo ay ka mid yihiin Wolves, Brentford iyo Burnley ayaa usoo gudbay wareegan, halka kooxo kale oo sare sida Leeds United iyo Sunderland laga reebay tartanka.

Isku aadka wareega saddexaad ee Carabao Cup:

Port Vale vs Arsenal

Swansea City vs Nottingham Forest

Lincoln City vs Chelsea

Tottenham Hotspur vs Doncaster

Brentford vs Aston Villa

Huddersfield Town vs Manchester City

Liverpool vs Southampton

Newcastle United vs Bradford City

Sheffield Wednesday vs Grimsby Town

Wolves vs Everton

Crystal Palace vs Millwall

Burnley vs Cardiff City

Wrexham vs Reading

Wigan Athletic vs Wycombe Wanderers

Barnsley vs Brighton

Fulham vs Cambridge

Ciyaarahan ayaa la ciyaari doonaa usbuucyada ka bilaabanaya 15 ilaa 22 September.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here