Baladweyne ( Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu soo gaba gabeeyay wareega labaad ee tartanka bisha barakeysan ee Ramadaan.
Guddiga kubadda cagta degmada Baladweyne ayaa sidoo kale shaaciyay isku aadka wareega saddexaad ee tartanka.
FC VIP vs FC Gadaan
FC Buulada vs FC Filtare
FC Filtare SC vs FC Dhagaxjibis
FC Raadeer vs FC FC Buulaxaley
FC Kutibo vs FC Clise Diin
FC Horseed A vs FC Aflax


