Isku socodka Baladweyne oo lagu wado inuu dib u soo laabto maalmaha soo socda.

0
112

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wabiga Shabeelle ee Baladweyne ayaa sameeyay Naq xoogan iyada oo biyaha ay ka baxeen qaar kamid wadooyiinka iyo Xaafadaha Magaalada Baladweyne.

Dadka ka barakacay fatahaadda Wabiga Shabeelle ayaa rajo ka muujinaayo inay dib ugu soo noqdaan guryadooda maalmaha soo aadan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.