Iskuul ay dadka deegaanka tuulo Ooman ku dhisteen si isku tashi ah oo xariga laga jaray.

0
102

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee Dowladda goboleedka Galmudug ayaa deegaanka tuulo ooman ka daahfurtay iskuul ay dadka deeegaanku si isku tashi bulsho ah ku dhisteen.

dalada talisama oo dadka reer guuraaga ah ka taageerta arimaha waxbarashada ayaa ayaguna ugu deeqay iskuulkaan agab waxbarasho sida kuraas iyo miisas.

waxa soo jeedinaya  Maxamed Yuusuf Cabdullaahi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here