Iskuul ay dadka degaanka dhiseen oo laga hirgeliyey deegaanka Madaraso Sheekh Maxamed ee hoos taga magaalada Dhuusamareeb

0
97

Baladweyne (Radio Beerlula)-Iskuulkan oo dhismahiisa ay iska kaashadeen dadka degaanka Madaraso Sheekh Maxamed ee hoos taga magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlada goboleedka galmudug iyo ururka horumarinta waxbarashada iyo caafimaadka ee jiheeye ayaa laga hirgiliyay deegaanka Madaraso Sheekh Maxamed

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmed.