iskuul hoose, dhexe iyo sare oo laga dhagax dhigay magaalada Boorama ee gobolka Awdal.

0
118

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Camuud foundation ayaa magaalada Boorama ka dhagax dhigtay dhismaha Dugsiga Hoose Dhexe Sare ee Xaaji Axmed Miisaan

Munaasabada dhagax dhiga Dugsigan ayaa waxaa goob joog ahaa madax katirsan Hay’adda Camuud foundation Mas’uuliyiin ka socotay Bahda Waxbarashada iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here