Iskuul laga dhagax dhigay deegaanka Baloolahe ee Somaliland

0
241

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dawlada Hoose Ee Ceel Afweyn  ayaa xariga ka jartay dugsi hoose oo laga hirgaliyay Degaanka Baloolahe ee hoos yimaada degmada Ceel-Afweyn.

Munaasabadan xarig jarka ayaa waxaa goob joog ahaa mas,uuiliyiin ka socday degmada Ceel-Afweyn odayaal, Haween Iyo qaybaha kale ee bulshada kuwaas oo ku nool deeganka Baloolohe.

Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey