Iskuul laga dhagax dhigay deegaanka Wad-Galinsoor

0
219

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudomiye ku xigenka degmada Cadaado Nuur Yarow Xeyle iyo , Gudomiyaha Waxbarashada ee Cadaado Xusen Cali Sahal ayaa deegaanka Wad-Galinsoor oo ka mid ah deegaanada hoostaga magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ka dhagax dhigay dugsi si is xilqaan ah looga hirgalinayo deegaankan si wax loogu baro dadka deegaanka.

Warbixintan waxaa inoo haya Axmed Nuur daahiye

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here