Iskuul laga furay Magaalo kamid ah Somaliland

0
171

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Iskuulka hoose dhexe iyo sare ee xaaji saalax ayaa laga daah furay degaanka xaaji Saalax ee duleedka degmada Oodweyme ee somalilnd

Waxaa ka qeyb galay furtaanka iskuulka bahda wax barshada Maamulka Gobolka Daadmareer iyo ka Degmada Oodweyne

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.