Iskuul laga hirgeliyay deegaanka Qalqaloocan ee gobolka Mudug oo xariga laga jaray.

0
214

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Waxbarashada maamulka Galmudug ayaa deegaanka Qalqaloocan ee Gobolka Mudug ka daah furtay dugsi hoose oo baahi weyn ay u qabeen dadka ku nool deegaankaasi.

Daah furka iskuulka ayaa waxaa goob joog ka ahaa mas,uuliyiin ka socday wasaarada Waxbarashada Galmudug , Waalidiin , Dhalinyaro , Haween , Iyo qaybaha kale ee bulshada.

 

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.